Baydhowy-{WMN}-Inta la xaqiijiyay Hal ruux ayaa geeriyooday halka laba kale ay dhaawacmeen kadib Shil gaari oo ka dhacay Agagaarka laamiga Degmada Deeyniile gaar ahaan halka loo yaqaano Dhista Xaafada Siisii.…
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo odayaasha dhaqanka ee Galmudug.Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka…
Wasaaradda Waxbarashada oo soo saartay War cusub oo ku saabsan imtixaanka dowladda
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka ayaa shaacisay in la qabanayo Imtixaanka shahaadiga ah oo halis ugu jiray in uu baaqdo. Wasaaradda ayaa u mahad celisay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Qaramada Midoobay”1.5 milyan oo carruur ah ayaa waxaa soo food saartay nafaqo-xumo ba’an Soomaaliya”
Baydhowy-{WMN}-Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid Sanduuqa Bani’aadantinimada Soomaaliya (SHF) si gargaar degdeg…
Baydhowy-{WMN}-Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu ku yeeshay dalalka Afrika, gaar ahaan hakinta…










