Baydhabo-{WMN}-Dawladda Kuwait ayaa kala dirtay golaha baarlamaanka ee dalkaas, waxaana dhaxal-sugaha boqortooyada Kuwait uu ku baaqay in la qabto doorashooyin guud oo wakhtigoodii laga soo hor mariyey, si looga baxo…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Ururka 5aad, Guutada 16aad ee Kumaandooska DANAB iyo Ciidanka Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanada Beerxaani, Qudus, Dharkeyn Urur, yaaq dabayl iyo Barjalla ee gobolka…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 3aad waxaa looga hadlaya Faaidada Haweenka ganacsatada ee Dhexe iyo Sare ma joogaan xiligii ay ganacsiyadooda Caymis galin lahaayeen barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan…
SAWIRRO: kulan ku saabsan Faafinta iyo Wacyigelinta Xeerka Biyaha KG oo ka dhacey Baydhabo.
Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaaradda Tamarta Kg, qaar kamid ah agaasimiyaasha wasaaradaha Kg, gudoomiyaha guddiga Barkacyaasha iyo qoxootiga KG, maamulada gobolka baay iyo midka Degmada Baydhabo iyo hay’adaha…
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo saraakiisha amniga la qaatay kulan looga hadlayo sugidda amniga ee Todobaadka Xorriyadda.
Baydhabo-{WMN}-Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sh Aadan Madoobe ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka iyo u diyaar…
Shirka golaha wasiirada dowlad goboleedka goboleedka Jubbaland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, kaa ko shir guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Shirka golaha…









