Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Safaaradda Sweden ee Nairobi iyo Masuuliyiin ka tirsan mashruuca horumarinta…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Mashaariicda lagu horumarinayo Biyaha iyo Korontada, wax ka bedel lagu sameeyay…
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maamulka Jubbaland ayaa maanta kulan la qaatay safiir ku-xigeenka Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Madam Carla Benini oo uu wehelinayo Lataliyaha Safaaradda Arimaha Bini’aadanimada Madam…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










