Shir jaraa’id oo uu goor dhoweed qabtay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdikariin Cali Kaar ayuu faahfaahin kaga bixiyey xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, toddobaadka xorriyadda iyo halka uu…
WARARKA MAANTA
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 4aad waxaa looga hadlaya Saameynta Isbedelka Cimiladu kuleedahay Ganacsiyada Haweenka. barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hoygiisa ku booqday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo todobaadkaan Xildhibaannada Golaha Shacabka ay codka kalsoonida…
Baydhabo-{WMN}-Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB oo shalay la wareegay degaanka Ceelbaraf oo hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa halkaasi waxaa ay ka bilaabeen howlgallo kala duwan.…
Guddigii loo xil saaray baaritaanka weerarkii Hoyga Nabaddoon Yaasiin ee Gaalkacyo oo Natiijo soo saaray
Xubnaha Guddiga Guddiga ee loo xil saaray baaritaanka weerarkii Hoyga Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad ee Magaalada Gaalkacyo ku qaadeen Ciidamo katirsan Puntland, xilli uu ku sugnaa Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Saraakiisha Taliska Ciidanka Booliska Maamulkaasi Puntland . Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga Cabdisamad Gallan, Taliyaha Ciidanka Booliska…










