Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortimid eedeyn uga timid Soomaliland oo la xiriirta in dowladda Soomaaliya ay isku darsatay tiradii xujayda Somaliland ay xaqa u lahayd iyo toodiiba, hadalkaas oo…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/WM/222-892/062022 ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-…
Hanti-dhowraha Qaranka oo wehliyo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaaraha oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka
written by Warsan Radio
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa maanta kulan la yeeshay Isu-duweyaasha Mashaariicda muhiimka ah ee Bangiga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










