Baydhabo-{WMN}Guud ahaan Soomaaliya ayaa looga dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegtay xilligii Gobollada Koonfureed ay ka xuroobeen gumeystihii Talyaaniga iyo israacii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur oo hadda…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida Soomaaliya. ”…
Madaxweynaha Dowlad Koonfur Galbeed Soomaliyaoo sheegay in Soomaaliya ay gashay gumeysi qarsoon
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (lafatagareen) ayaa sheegay in xilligii Soomaaliya ay ka xuroobeysay gumeystihii Talyaaniga & Ingiriiska ah ahaayeen kuwo mideysan oo ay ka go’neyd…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa sheegay in xilligaan dalka Soomaaliya ay kajiraan dhibaatoyin dhowr ah oo qaarkood ay sababeen Ururka Al-Shabaab. Wasiirka oo Maanta…
Baydhabo-{WMN}- MadaxweynahaMaamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere kusoo…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu maamuusayey 62 guuradii kasoo wareegtay midnimada Soomaaliya iyo madax- bannaanida Gobolada Koonfureed ee 1da Luuliyo taas oo…










