Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco written by Warsan Radio 02/07/2022 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari oo geystay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Somaliland.shilkaasi ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen mooto Bajaaj iyo gaari nooca rakaabka qaada ee Baska oo xiligaasi siday dad rakaab ahaa.Agaasimaha Isbitaalka Magaalada Burco ayaa warbaahinta u sheegay in shilka uu ku dhintay hal qof sidoo kalena ay shan qof ay ku dhaawacmeen.Waxaa uu sheegay in xaaladooda Caafimaad hadda ay kula tacaalayaan isbitaalka Magaalada Burco. Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco was last modified: July 2nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Munaasabad Ku Aaddan 1-Da Luuliyo Oo Lagu Qabtay Magaalada Dhuusamareeb next post Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka You may also like Maxaa kajira in Guddiga FEIT ay doonayeen inay fasaxaan Kursiga Hop#086? 30/05/2022 Dhageyso:-Gadoomiyaha Gobolka baay Cali Wardheere Dooyow 20/07/2017 Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada & Heyadaha amniga 28/07/2020 Somaliland Oo Ku Eedeysay Puntland Sii Hurinta Qalalaasaha Ka Socda Laascaanood 01/01/2023 Maxay ka wada hadleen Laftagareen iyo Maxamed Mursal. 01/10/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 28/04/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/06/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 19/08/2020 Diyaarad GarGaar siday oo ku burburtay garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne 14/07/2020 Dhageyso:-TOBAN BILOOD KADIB IYO MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA 05/10/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.