Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Abdullahi Nuur Adan (Jaceelow)
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay afar maalmood ku joogay waddanka Ereteriya ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Booqashada Madaxweynaha ayaa salka…
Baydhabo-{WMN}- Ergeyga DFS u qaabilsan gurmadka abaaraha iyo arrimaha bini’aadminimoda Cabdiraxman Xildhibaan Cabdishakur Warsame ayaa kulan la qaatay Danjiraha HIndia u fadhiya dalalka Soomaaliya iyo Kenya Dr Virander Paul. Ergayga iyo…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa diyaarad militari uga baxsaday dalkiisa, iyadoo ay socdaan bannaan baxyo waaweyn oo looga cabanayo xasaradda dhaqaale ee dalkaasi ka taagan. Ninkan 73 jirka ah…
Gaas & Faroole oo Xildhibaan Sacdiyo ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay dagaalkii Boosaaso
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynayaashii hore ee dowlad Goboleedka Puntland Sanoter Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, iyo siyaasiyiin kale oo uu kamid yahay Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiya Samatar ayaa xalay kulan gaar ahaa waxaa ay…
Baydhabo-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in Maalinta Berito oo Khamiis ah in degaannada Maamulka Puntland uu u safro Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo gurmadka Abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha Soomaaliya Xildhibaan…









