WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN} Qaar kamid ah Xildhibaannada Puntland ku metela Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray dagaalkii khasaaraha geystay ee labada Ciidan ku dhexmaray Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso. Warsaxaafadeed…
Baydhabo-{WMN}-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay Tuulada Bukure ee hoos tagta degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay aad ugu xooganaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Howlgalka…
Baydhabo-{WMN} –Waxaa Magaalada Asmara ee Caasimadda waddanka Ereteriya kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Ereteriya, iyaga oo kulanka ku gaaray heshiis laba geesood ah. Heshiiskaan…
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Duulista Hawada iyo Wasiirka Dekedaha Puntland kuwaasi oo lagu eedeeyey ku lug-lahaanshaha celinta…









