Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee RAdio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}- Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha bini’aadannimada ayaa bixisay lacag dhan 9.5 milyan oo dollarka Maraykanka ah si ay gargaar degdeg ah ugu fidiso bulshooyinka ku dhaqan meelaha khatarta macluusha…
Baydhabo-{WMN}- Waxaa si isdaba-joog ah magaalada muqdisho ay kulamo uga socdaan Wasiirada Magacaaban ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka, kulamadaas oo wasiirada ay cdka kaslonida ku raadsanayaan. Kulamada oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Baydhabo-{WMN}-Maamulka Jubbaland ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aadan xukuumada cusub ee Soomaaliya ee uu magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre, waxaana uu sheegay inay taageersan yihiin xukuumadda cusub, isla markaana ay…










