Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi…
Sidee CIA-da u aqoonsatay halka uu joogay una fulisay DILKII Ayman Al-Zawahiri?
Baydhabo-{WMN}-Hoggaamiyaha Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri ayaa Axaddii lagu dilay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ka fuliyeen dalka Afghanistan , sida uu xaqiijiyay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Zawahiri waxa…
Baydhabo-{WMN}- Maxamed Cabulqaadir Cali ayaa cadeeyay inuu iska casilay xilka Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Qorshaynta, saacado kaddib marki Raysal wasaare Xamse uu ku dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.Wasiir ku xiigeenka…
Baydhabo-{WMN}- Afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa gaartay jasiiradda Taiwan, kaddib todobaadyo ay socdeen muran ka dhashay socdaalkeeda.Waa booqashadii ugu horeyay oo uu sarkaal sare oo Mareykan ah ku…
Baydhabo-{WMN}- Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Jowhar, iyaga oo kulankooda ku ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe…









