Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhan)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Baydhabo-{WMN}-Howlgal ay iska kaashadeen CiidamadaBooliska Degmada Cadaado iyo TaliskaNabad Sugida Qeybta Galmudug Gaar Ahaan Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa lagaSameeyey Degmada Cadaado ee GobolkaGalgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka lagu…
Joe Biden: “Howlgal gaar ah oo ka dhacay Kabul ayaa lagu dilay Hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri”.
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo Warbaahinta Dalkaas kala hadlay Shacabkiisa ayaa u sheegay in howlgal gaar ah oo ka dhacay Magaalada Kabul ee Caasimadda Afghanistan in lagu dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka arrimaha diinta iyo awqaafta, ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta loo magacaabay Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur. Warka in lagu darayo golaha wasiiradda Sheekh Mukhtaar Rooboow, ayaa in dhawaalaba…










