Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Wafdiga…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}- Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay Waqooyiga caasimadda Madagascar, kadib markii burcadda loo yaqaan “Dahalo” ay dab qabadsiiyeen guryo, sida ay sheegtay xogta wasaaradda gaashaandhigga, waxaana dilka ka dhacay…
SAWIRRO:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar soo xiray Ciidamo katirsan xoogga dalka
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta tababar waxaa uu uu soo xiray Xerada Ciidamada Turkisom ee magaalada muqdisho Saraakiil iyo Saraakiil xigeena katirsan Ciidanka Xooga…
Sawirro: Wasaaradda Arimaha Gudaha Kg oo Degmada Xudur ku qabatey Kulan wada tashi ah.
Xubno kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS oo uu hoggaaminaayo Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Mudane Mustaf Adaf ayaa bilaabay kulamo wadatashi ah…
Ergeyga Abaaraha Oo Booqday Dad Kusoo Barakacay Muqdisho Oo Xaalad Adag Wajahaya
Baydhabo-{WMN}-Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo barakacay Magaalada Muqdisho, balse hadda wajahaya xaalad nafaqo darro ah. Nafaqo darradan oo…









