Baydhabo-{WMN}- Gudoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Abuukar Cabdullahi Maadey xubno ka tirsan maamulka Gobalka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada ATMIS ayaa Maanta si weyn garoonka Diyaaradaha Beledweyne ugu soo…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyay golaha shacabka ee maanta ansixiyay golaha wasiiradda Cusub ee Xukuumadiisa. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad u jeediyay…
Mucaaradka oo Xukuumadda Somaliland u gudbiyay qoraal ay ku dalbanayaan banaanbax
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed & Xubno kamid ah golaha Wasiirada ayaa Maanta qaabilay Masuuliyiin ka socday Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCUD iyo WADANI, kaasoo Wasiirka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Safiirka kenya ee muddo xileedkiisa dhamaaday
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirkii Dowladda Kenya u joogay Muqdisho Mudane Lucas K. Tumbo oo dhammeystay muddo xileedkiisa diblomaasiyadeed ee…
Ergeyga Abaaraha Dalka Oo Warbixin Siiyey Qaar Kamid Ah Wakiilada Beesha Caalamka
Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay danjirayaasha Mareykanka iyo UK ,…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ganacsatada kala hadlay maalgashiga dalka
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa kala arrinsaday iskaashiyada ganacsi ee heer gobol iyo kobcinta maalgashiga dalka. Madaxweynaha ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ugu…










