Baydhabo-{WMN}- Dalka Masar ayaa gacan ka geystay inay heshiis xabbad-joojin ah gaaraan, Israa’iil iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad, oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey uu dagaal ku dhex marayey…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Wafdi Ganacsato ah ayaa Maanta dalka uga ambabaxaya safarkii Sideedaad tan iyo markii la doortay, isaga oo ku wajahan Magaalada…
Baydhabo-{WMN}– Wasaaradada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa war-murtiyeed ka soosartay Shirka Waxbarashada Xaladaha deg deg ah ee Puntland, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Garoowe ee Gobolka…
Baydhabo-{WMN}– Rag hubeysan ayaa waxaa la sheegay in Maanta agagaarka Isgoyska Seybiyaano ee Maaalada Muqdisho ay kudileen Sarkaal katirsan Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya. Sarkaalka oo lagu Magacaabi jiray…
Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqay in DFS kala kaashanayaan la-dagaalanka Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}– Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa sheegay in la qaadayo howlgallo Ururka Al-Shabaab looga saarayo deegaannada ay weli ku harsan yihiin ee Jubbaland. Sidoo…
Baydhabo-{WMN}– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Uganda, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Yoweri Museveni. Madaxweyne…









