Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar ) Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan was last modified: August 9th, 2022 by Warsan Radio
WARARKA MAANTA
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya HAWEENKA GANACSIGOODA U WAAYA MAALGASHI TOOSA MA HELI KARAAN MID DADBAN.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa…
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi baaris u saaray buuqii ka dhashay kulankii lagu ansixiyay Xukuumadda
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kaso talabixiya dhacdadii 07/08/2022 ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa xilli ay socotay ansixinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare…
Xildhibaan Odawaa oo ka cudur taartay kamid noqoshada Guddigii Sheekh Aadan Madoobe u xilsaaray dhacdadii Golaha Shacabka
Baydhabo-{WMN}-Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odawaa oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u xilsaaray baaritaanka buuqii & gacan ka hadalkii ka dhashay Kulankii Golaha Shacabka ee lagu ansixiyay Golaha Wasiirada…
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cilmi Maxamed Nuur iyo Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mudane…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya Hadii laga shaqaysiin waayo dhigaalka lacageed ee haweenku sameeyaan maxaa khasaare dhici kara.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in xukuumaddiisa ay xooga saari doonta sugida Amniga
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo xiray shir wadareedka Golaha Wasiiradda ee banbaxa oo shalay furmay. Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkaan uu muhiimad gaar ah uu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…









