Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo koboca dhaqaale ee labada dal ay…
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa faray Xubnaha Wasiirada Cusub in aanay sameyn karin magacaabis iyo is bedel Mas’uuliyiinta hey’addaha ay madaxda ka yihiin, ayna…
Sawiro:-Madaxweyne Laftagareen oo Shirka Golaha Wasiirada DGKGS Shir gudoominayey
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Qorshaynta,Amniga,Arimaha Gudaha iyo Gargaarka.…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa aqalka Madaxtooyada kulan kula qaatay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Puntland, Bulshada rayidka ah, Guddiga Doorashooyinka Puntland, Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Tamarta, Macdanta iyo…
Muuse Biixi oo ka hadlay banaanbaxyada & mucaaradka oo sheegay inay sii wadayaan
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay banaanbaxyadii rabshadaha watay oo shalay Xisbiyada mucaaradka iyo taageeraayaashooda ay ka dhigeen Magaalooyinka Somaliland, kuwaas oo geystay dhimasho iyo dhaawac.…










