Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya Hadii laga shaqaysiin waayo dhigaalka lacageed ee haweenku sameeyaan maxaa khasaare dhici kara.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)