Baydhabo-{WMN}- Hay’adda Lacagta Adduunka IMF ayaa sheegtay in Dalka Sri Lanka lacag ugu deeqday si wax looga qabto dhibaatada dhaqaale xumo ee heysata Dalkaas taasi oo sababtay in shacabka waddankaas uu…
Category
WARARKA MAANTA
Axmed Macalin Fiqi Oo Odayaasha Dhaqanka U Diray Farriin Ku Aaddan Dagaalka Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaraffa Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka ay hormuud ka noqdaan dagaalka ay iclaamiyeed dowladda ee looga hortagayo AL-Shabaab. Wasiirka oo ka…
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Maxamuud Nuunow Maxamed ( Jiijow) Iyo Wariye Abdirxaman Maxamed Axmed Dhageyso;- Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaan ka qeyb geli doonin aaska Mikhail Gorbachev, hogaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowga Soofiyeeti, sida uu xaqiijiyay Kremlin-ka. Afhayeenkiisa Dmitry Peskov ayaa sheegay in jadwalka shaqada…









