Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}- Waxaa manta lagu wadaa in Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ka furmo Shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika, waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhambaal uu sidey madaxweynha soomalia gaarsiiyay Amiirka Dalka Qatar
Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud…
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo taliyaha AFRICOM oo ku kulmay magaaladda Muqdisho.
Baydhabo-{WMN}- Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud iyo Taliyaha howlgalka gaarka ah ee AFRICOM,Michael Langley ayaa wuxuu Muqdisho ku kulmay 29-kii August ee sanadkan 2022-dii.Kulankan waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah…
Madaxweyne Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa Shir Gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Baydhabo-{WMN}- Shirka Khamiislaha Golaha wasiirada ee Koonfurgalbeed oo shir gudoominayey todobaadkaan Madaxweyne Cabdi Casis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa waxaa looga hadlay guud ahaan Amniga kg, sidii looga qeyb qaadan lahaa…










