Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
WARARKA MAANTA
Maxkamadda ugu sarreysa Dalka Kenya oo dib-u-eegis ku sameyneysa qalabka codadka doorashada
Baydhabo-{WMN}- Toddobo Garsoore ayaa Arbacada berri ah dhegeysan doona dacwadda la xiriirta doorashada madaxtinnimada Kenya. Guddoomiyaha Maxkamadda, ayaa fartay madaxa booliska inuu si wanaagsan u sugo amniga wakiillada inta ay…
Baydhabo-{WMN}- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mudane Salah Jama, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre. Kulanka dhax…
Koofur Galbeed Oo ka hadashay Sababaha Xiriirka Ay Ugu Jaraan wasaarada maaliyada somaalia
Baydhabo-{WMN}- Wasiirrada Maaliyadda ee dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay xalay soo saareen ku sheegay inay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalkaa Soomaaliya. Maamulka Koofur…
Shirka Gollaha Amniga Koonfurgalbeed oo Maanta magaalada Baydhabo Lagu Qabtay
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Amniga Dowladda Koonfur Galbeed oo maanta ka qabsoomay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Shirka oo…










