Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland. Wareegtada uu…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay ka wada hadleen wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo hey’adaha dowladda Federaalka.…
Baydhabo-{WMN}-Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 11 xubnood oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab. War kasoo baxay taliska…
Baydhabo-{WMN}- Waxaa maanta abaaro 1:00-dii duhurnimo ku Geeriyooday xaafada Jigjiga yar ee magaalada Hargeysa nin lagu magacaabo Axmed Nuur Sheekh Muumin ka dib markii dab is qabadsiiyay. Ciidamada Dab-demiska Hargeysa…
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa shir guddoominayey kulanka oo ay ku wehlisay Gudoomiye ku xigeenka labaad Faadumo Cabdi Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaay, 1-Bandhiga &…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magcaabay ergey cusub oo u qaabilsanaan doona dhinaca ganacsiga iyo maalgashiga, iyo la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha shidaalka iyo gaasta. Qoraal ka…










