Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee gurmadka abaaraha, dib u habaynta laamaha ammaanka,…
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheikh Cali oo ay wehlinayaan Xildhibaan Cabdiweli indhaceel, Gudoomiyaha Degmada Galdogob iyo ku xigeenkiisa ayaa kulan kula qaatay Magaalada Galdogob Beelo dhawaan ay dhex-martay…
Dowladda Soomaaliya & Maamulka Galmudug oo ka wada hadlay gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac…
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda dawlad Goboleedka Puntland ayaa ka hortimid go’aan ay ku sheegtay sharci darro oo kasoo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ah in cid…
Baydhowy-{WMN}- Hoos;- Ka dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee Idaacada Warsan Waxaana Soo jeedinayaa Wariye Maxamuud nuunow maclin jiidow iyo Wariye Qasim Maxamed Dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee Idaacada…
Sawiro;-Madaxweynaha Galmudug Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Taliyaha Ciidamada Xoogga Odowaa Yuusuf, Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur, Xildhibaano Federaalka ah, Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo maamulka caasimadda Dhuusamareeb ayaa galabta…










