Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska oo garab ka helayay ciidamada Galmudug, ayaa deegaanka Sinadhaqa ee dhaca duleedka magaalada Dhuusomareeb ku dilay xubno katirsan Al Shabaab. Dowladda Soomaaliya war…
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Madaxweyne Deni oo xilka ka qaaday Wasiir aad ugu dhawaa iyo Juxa oo Wasiir loo magacaabay
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 61 ee 23-da Sibteembar 2022 kuna saabsan magacaabid Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dawladda Puntland (PISA). Madaxweynaha…
Maxey ka wada Hadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobey?
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga ah ee abaaraha iyo mashaariicda hormarineed ee…
Baydhowy-{WMN}-Guddiga doorashada maamulka Somaliland ayaa goordhaw qoraal ay soo saareen ku shaaciyay in xilligii loo qorsheeyay doorashada madaxweynaha Somaliland iyo kuxigeenkiisa aysan ku qabsoomi karin . Qoraalka ay soo saareen…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 11aad Waa maxay faa’iidada ku jirta in Haweenka ganacsatada ahi badeecadaha ay iibinayaan ku saleeyaan baahida suuqa ka jirta. (Demand and Supply) barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada…
Sawiro;-Ku Simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybagalay Maunaasabad Lagu Dhaarinayey Golaha Wasiirada Cusub
Baydhowy-{WMN}-Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed-nuur Maxamed ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub Gollaha Wasiiradda Dowladda Koonfur Galbeed ee dhowaan uu…










