Ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee Macawisleyda oo is garabsanayo ayaa weli howlgallo xoogan ka wada degaano katirsan Gobolka Hiiraan, iyaga oo saakay la Wareegay degaanka Ceeymey oo dhow Magaalada…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan oo maanta looga hadlay dardar-galinta howlaha hortabinta u leh…
Kooxo Madow Koonfur Afrikan ah ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerareen Goobo Ganacsi oo muwaadiniin Soomaaliyeed ku leeyihiin degmada Motherwell ee dalkaasi Koonfur Afrika. Goobta la weeraray ayaa Burcadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










