Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee dowlad Goboleedka Puntland Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa ka qeyb galay Burburinta 624 Dhalo Khamri ah iyo Gubida Xashiish aad u farabadan. Ciidamada…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Addis Ababa lana kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray Magaalada Addis Abba ee Caasimadda waddanka Itoobiya, waxaana soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Madaxweynaha ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene), oo uu weheliyo Wasiirka Maaliyadda Dr. Cilmi Nuur iyo Danjire Andre ayaa kala saxiixday heshiis horumarineed oo u…
Shirkii Golaha Wasiiradda Xukuumadda oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada ay heystaan Al-Shabaab, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanku ka gaareen howl-gallada ka socda qaybo…









