Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku guul daraystay inay meel mariyaan qaraar la doonayey in sannadka dambe dood laga yeesho, oo lagaga hadlo tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha soomaliya Xassan Shiikh & wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Kambala
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas Madaxweyne…










