Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Degmada Cadale Xildhibaano,…
Category
WARARKA MAANTA
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 15aad waxaa looga hadlayaSida loo jaangooyo qiimaha ay tahay inaad badeecadahaaga ku iibiso .barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye;…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xildhibaan Abdirisak Cumar iyo Gudoomiye ku xigeynka 1-aad ee Aqalka hoose Marwa sacdiya Yasiin iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale oo kusii Jeeda Jiida Hore ee Dagaalka…
Baydhabo-{WMN}- Wafdigan oo is kugu jiray Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xildhibaan Abdirisak Cumar Maxamed, Wasiirka Wasaarada Haweenka Soomaaliya Khadiijo maxamed Diiriye iyo Gudoomiye ku xigeynka 1-aad ee Aqalka hoose Marwa sacdiya…










