Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar) Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan was last modified: October 12th, 2022 by Warsan…
WARARKA MAANTA
MW Xasan Sheekh Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale S/Guuto Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.…
Sawiro;-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiiro Cusub
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mninwa Johannes iyo Bangaaladesh Tareque Muhammad. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Koonfur…
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay mar kale caddeyneysay inay ka go’an tahay ilaalinta iyo dhowrista xorriyadda hadalka iyo madaxbannaanida saxaafadda. Sidoo kale waxaa wasaaradda ka go’an ilaalinta xuquuqda suxufiyiinta,…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo booqasho ku tegay aqalka Golaha Shacabka Norwey ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyay xildhibaan Maryan Xuseen…










