Xabsi caan ah oo kuyaalla magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran ,ayaa waxaa ka kacay dab xooggan oo dhaliyay khasaaro kala duwan, waxaana goobta uu kuyaallo xabsigan laga arkayay holac…
Baydhabo-{WMN}- Dowladda Gambia ayaa Jimcihii sheegtay in 70 caruur ah ay u dhinteen dhaawac daran oo kelyaha ah, kaasi oo loo maleynayo in uu ka dhashay sharoobada qufaca ee dalka India…
Ciidamada xoreynta degaannada Koonfur Galbeed ee la Magac baxay dulmi-diid ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab ka…
Amiirka dalka Qatar ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub oo lagu magacaabo abdallah saalim nasser Al holie oo ah Diblomaasi Sare, waxaana uu bedelayaa Safiirkii hore ee dalkaas u…