Kooxo la sheegay inay ahaayeen Ciyaal weero ayaa xalay waxaa ay degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir kudileen wiil dhallinyara ah, iyaga oo goobta ka baxsaday. Marxuumka oo lagu magacaabijiray Ciise…
Category
WARARKA MAANTA
RW Xamse oo ballan qaad u sameeyay Ciyaartoyda 17 jirada ee Muqdisho kusoo laabanaya
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo ku guuleystay koobka cayaaraha Bariga…
Madax & Shacab Muqdisho kusoo dhaweeyay Ciyaaryahanada xulka 17 jirada Soomaaliya
written by Warsan Radio
Waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho Maanta siweyn loogu soo dhaweeyay Ciyaartooyda xulka Kubbadda Cagta ee 17 jirada Soomaaliya, kuwaas oo dhawaan kusoo guuleystay Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika…
Maxay ka wada adleen Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha xoogga & Madaxweynaha Koonfur Galbeed?
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo Safar…









