Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mohamed Abdirahman Abdulle (Maleele)
Category
WARARKA MAANTA
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in dalka Soomaaliya xilligaan uu kujiro waqti dagaal, ils amrkaana Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka Shacabka ah ay dagaal kula iraan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Sawiro;- Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Saraakiil Ciidaan Oo Soo Gaaray Degmada Maxaas ee G.Hiiraan.
written by ATEERA
Waxaa Goordhow Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Gaaray Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada xooga Dalka Soomaaliya. Xubnaha wafdigan ayaa ka koobnaa Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale…










