Category
WARARKA MAANTA
Dowladda oo magacaawday Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines
written by Warsan Radio
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Cismaan Egal ayaa Maanta magacaawday Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Fardowsa Cismaan ayaa…
Wasiir Al-cadaala “DFS waxaay ku dhawaaqday hab cusub oo ay kula dagaalameyso AS”
written by Warsan Radio
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…
MW Xasan Sheekh oo soo Bandhigay qorshaha DF ee ka hortagga xaalufinta deegaanka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay qorshaha Soomaaliya ee ku aaddan ka hortagga xaalufinta iyo…










