Guddoomiyaha ayaa u mahadceliyay Mudane Justin Davis, Siihayihii Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, kaas oo soo gabagabeeyay waajibaadkiisii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya. Guddoomiye Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ku bogaadiyay Davis doorkii uu…
Category
WARARKA MAANTA
Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo Afduubka.
written by HAJI
Muqdisho, Soomaaliya — Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo Ka-hortagga Afduubka, kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo tallaabooyinka sharci ee ka…




