Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Hon. Jibril Abdirashid Haji iyo wefti uu hoggaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey, ayaa magaalada Istanbul ee dalkaas kaga qeyb galay shirka…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiiru dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Abdisalam Sharif Hussein oo qeyb ka ahaa wefti uu hoggaaminaayey Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka XFS mudane, Saalax Axmed Jaamac oo dalka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo ee Maamulka iyo Maaliyada, arimaha Dowlada Hoose iyo Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada. Axmed Madoobe ayaa…









