Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb
Category
WARARKA MAANTA
Kulan Maanta Ay Lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Hal Sabab U Baaqday
written by Warsan Radio
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah lagu waday inay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, hayeeshee waxaa uu baaqday. Kulankii…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qabsoomay Xarunta dowladda Hoose ee Xamar.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









