Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay written by Warsan Radio 10/12/2022 Ciidanka Booliska Gobolka Bari Oo Kashanaya Bulshada iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Cidamada ayaa Gacanta Kuso Dhiigey Gacan ku dhiigle Faarax Jibriil Xuseen oo Dil u geestey Marxuum Mohamed abdirashiid Abdirahman Tariikhda Markay ahayd 11 /11/2022 .Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Bari G/sarre Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaaBulshada la wadaagay In gacan ku dhiiglaha Uu Ku jiro Gacanta Ciidamada lana horkeeni doono Sharciga .Taliyaha ayaa Sido kale Bulshada ugu baaqay cid kasta oo isku dayda Khalkhal amni darro iney Sameyso iney ku danbeyn doonto Gacanta amniga Sharciga La horkeeni doono .Taliye C/qaadir Ayaa umahadceliyey Bulshada oo qeyb ka ahaa Sidii Gacanta loogu soo dhigi lahaa Gacan ku dhiiglaha Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay was last modified: December 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Shirkadda Apple oo wax soo saarkeeda Telefoonada ka wareejinaysa Shiinaha next post Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal You may also like Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka Barashada Beeraha 05/01/2022 Akhriso:-Guddoomiye Mursal oo Muqdisho kula kulmay Xildhibaanada Koofur Galbeed ee ku kacsan Shariif Xasan 01/11/2018 Dhageyso:-Warsan oo qabatay dood looga hadlayey ka hortagga Xag-jirnimada iyo kor u qaadidda Nabadda 09/10/2019 Waa sidee xaalada deegaannadii lagu dagaalamay ee Sanaag? 20/04/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/09/2019 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 14/06/2021 Prof Jawaari “Doorasho Qof Iyo Cod Ah Ma Dhici Karto” 21/12/2019 Dhageyso:-Kulun looga Hadleyey Ammanka ayaa Ka dhacay Degmada Hudur Ee Haruunta Gobolka Bokool 26/01/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/10/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.