Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Category
WARARKA MAANTA
Wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliy ayaa Maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, iyagoona halkaas ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiinta Maamulka degmada iyo qeybaha bulshada. Wasiirka Wasaaradda…
Muuse Biixi oo markii ugu horreysay shaaciyay xilliga ay dhaceyso Doorashada Somaliland
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay doorashada ka dhaceysa Somaliland, xilli uu khilaaf xooggan oo la xiriira doorashada uu ka dhexeeya Xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo Madaxda xisbiyada mucaaradka…









