Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Category
WARARKA MAANTA
Ciidanka Geesiyaasha Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS Iyo Kuwa ATMIS Ayaa maanta Howlgalo Qorshaysan ka sameeyey Deegano Hosyimaada Degmda Wajid Waxana Ciidanka Hogaaminayey Guddomiyaha Degmda Wajid Mudane Mohamed…
Madaxweynaha Uganda oo qaaday dhammaan xayiraadihii la xiriiray cudurka Ebola
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa Sabtidii qaaday dhammaan xannibaadaha la xiriira xanuunka Ebola, isagoo sheegay in dalka ku yaalla Bariga Afrika uu horumar ka sameeyay xakameynta cudurka dilaaga ah. Museveni…










