Axaddii la soo dhaafay Hay’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya waxay huteel ku yaalla gudaha garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ku xannibtay weriye Jamaal Cismaan oo ka tirsan telefishinka Channel 4 News…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Gargaarka Soomaaliya Amb. Adam…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo uu wehliyo Abaanduulaha Guutada 4aad Qeybta 27aad ee Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed Bashiir Mukhtaar Siteey ayaa kormeer ku tagay Tuulooyinka Ceel-Muluq Boos…









