Wafdi uu Hoggaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha ciidanka dhulka iyo Wasiir-Dowlaha Gaashaandhigga ayaa maanta kormeeray Magaalada Al-kowsar ee gobolka Shabeellada dhexe oo…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa si kulul uga hadlay dagaalka Maanta Magaalada Baydhabo ku dhexmaray ciidamada Ammaanka iyo kuwa taageersan musharixiinta mucaaradka Koonfur Galbeed. Qoraal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda, ayaa faray ilaalinta wakhtiga shaqada dowladda ee shaqaalaha, iyadoo…
MW Xasan Sheekh “Qaraxyada Muqdisho ka dhaca Baabuurta Ciidamada ayaa lagu soo galiyaa”
written by Warsan Radio
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda ay fududeeyaan soo gelida magaalada Muqdisho gaadiidka ay Al-shabaab kasoo buuxiyaan waxyaabaha qarxa. Madaxweyne…










