Weerar toogasho ah oo ka dhacay bartamaha Paris written by Warsan Radio 24/12/2022 Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay bartamaha magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska, halkaasi oo uu ku dilay labo qof tiro kalena uu ku dhaawacay.Toogashada ayaa ka dhacday meel ku dhow xarun dhaqameed ay leeyihiin Kurdiyiinta.Eedaysanaha oo da’diisu lagu sheegay 69 jir ayaa waxaa gacanta ku dhigay booliiska.Maamulka ayaa ka codsaday dadka inay ka fogaadaan aagga xarunta Rue d’Enghien, ee degmada 10-aad ee Strasbourg-Saint Denis.“Waa argagax, waxaan isku soo xirnay gudaha,” ayuu yiri mid ka mid ah dukaanleyda oo la hadlay wakaaladda wararka ee AFP.Qof goob jooge ah ayaa sheegtay in ay maqashay todobo ilaa sideed xabadood oo qarxay. Weerar toogasho ah oo ka dhacay bartamaha Paris was last modified: December 24th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Hambalyada Iyo Salaamaha. next post Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay xubno Shabaab ka tirsan You may also like DHGEYSO:-BARNAAMIJKA BEERAHA 16/10/2020 Madaxweynaha Puntland oo ku eedeyay DFS in ay hurinayso colaado ka dhaca Somaliland. 25/05/2020 DHAGEYSO: XILDHIBAAN DR. IDIRIS CABDI TAKHTAR OO NOQDEY XILDHIBAANKII UGU HOREEYEY OO AF MAAY KU JEEDIYEY GOLLAHA SHACABKA SOOMAALIYA 09/01/2017 DFS oo sheegtay in la burburiyay goob ay qaraxyo ku diyaarinayeen Al-Shabaab 30/04/2021 Dawladaha Masar, Suudaan iyo Itoobiya oo wadahal ugu furmay Koongo 04/04/2021 Dadaalo laga dhex wado dhinacyada siyaasadda ee dalka 24/01/2021 Muddada Howlgalka UNSOM ee Soomaaliya oo la kordhiyay 01/11/2022 Faah Faahino ka soo baxaya Doon ku degtay Xeebaha Puntland 29/06/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/01/2021 Xubno ka tirsan Daacish oo weerar ka geysan lahaa dalka Jarmalka oo gacanta lagu soo dhigeya 25/04/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.