Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo Al-Shabaab oo ka socda deeganka Beer-xaano oo dhaca Koonfurta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii Ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka…
Category
WARARKA MAANTA
Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, waxaana lagu ansixiyey hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo maalintii shanaad ku sugan Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay adkaynta & xoojinta Amniga Degmada Xarardheere iyo xoraynta Deegaanada…










