Madaxweynaha Xasan Sheekh Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay golaha wasiirrada Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo. Kulanka waxaa looga hadlay…
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 12-aad ee Golaha Shacabka BJFS oo ajandihiisu ahaa; 1) Akhrinta 1-aad…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Weerarkii Xarunta Gobolka Banaadir Oo Lasoo Af-Jaray Iyo Dowladda War Kasoo Saartay
Kadib markii Maanta dagaalamaayal ka tirsan AL-Shabaab ay weerareen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir, ayaa Dowladda Soomaaliya waxaa ay shaacisay in lasooafjaray weerarkaasi. Ciidamada amniga oo ahaa kuwa aad u feejigan…