Wasiirada Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada ee dalalka Somalia iyo Masar ayaa waxay ku kala saxiixdeen Caasimadda dalkaasi ee Qaahira Heshiis Is-Faham (A memorandum of understanding (MoU). Ra’isul-wasaaraha Masar, Mustafa Al-Madbuuli ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Diyaarado dagaal ayaa Barqanimadii Maanta waxaa duqeyn xoogan ka geysteen degaano hoostaga Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan ururka Al-Shabaab. Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska…










