Wasiirka Shaqada ee dalka Qatar, Dr. Cali bin Samiikh Al-Mari ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalka Somalia, Biixi Iimaan Cigeh oo Booqasho Rasmi ah ku…
Category
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay magaalada Muqdisho ku yeesheen kulankoodii todobaadlaha ahaa oo khamiis kasta ay yeeshaan, waxaana shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre.…
Xilliga ay dhaceyso Doorashada kursiga uu banneeyay Mahad Salaad oo la shaaciyay
written by Warsan Radio
Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee doorashada kuraasta ka dhimman Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta shaaciyay xilliga la qabanayo kursigii uu banneeyay agaasimaha hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Salaad. Kursigan…










