Faah faahino dheeraad ah ayaa ka dhashay qarixii ka dhacay degaanka Kalabeydh ee duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar. Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay arrimaha amniga, howlgallada dalka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safiirka Marwykanka u fadhiya kulan xasaasi ah la yeeshay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield Thomas. Madaxweynaha oo la wadaagay Danjire Linda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xaaska hoggaamiyihii Daacish-ta Soomaaliya
Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo isticmaalaysay magacyada kala ah (Faa’iso, Aasiyo iyo Faysa) ayaa loo soo xeray kamid ahaanshiyaha Daacish iyo u qaabilsanaanta arrimaha lacagta 21/03/2022. Degmada Hilwaa ee xaafadda suuqa…










