Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa sheegay in lagu guulaystay dagaalkii dhaqaalaha ee dawladda Federaalka Soomaaliya ay ku qaaday Al-Shabaab, waxaana uu tilmaamay in…
WARARKA MAANTA
DFS oo Ammar dul-dhigtay Hay’adaha Gargaarka ee ku shaqeeya dalka dibaddiisa
Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay hey’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya Soomaaliya inay si buuxda ugu soo wada guuraan dalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay yeeshay kulan aan caadi ahayn, Waxaana Shir gudoomiyay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Golaha Wasiirada ayaa intii kulanka uu u socday…
Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga Guuleystay Musharrax Aamino Tahliil Warsame oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujiyey sida dowladda iyo shacabka…










