Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay in kiiska xorriyadda saxaafadda Soomaaliya ee uu hormuudka ka yahay Xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Abdalle Ahmed Mumin la dhageysan doono…
WARARKA MAANTA
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & kuxigeenka Xoghayaha difaaca Talyaaniga?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey ku xigeenka Xoghayaha difaaca dalkaas Matteo Perego. Madaxweynaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta mid kamid ah kulamadooda caadiga ah waxaa ay ku yeelanayaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa xalay Xildhibaannada…
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee booliska Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar kadib mumaasabad ka dhacday Muqdisho. Munaasabadda…










