Xilli dambe oo xalay oo Sabti ahayd ayaa waxa uu Qarax ka dhacay Fagaaraha Pashtunistan Square ee Degmadda Labaad ee Caasimadda dalka Afgaanistaan ee Kabul. Afhayeenka Taliska Boliska ee Kabul,…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay’addaha amniga dalka. Wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga iyo Talisyada Ciidamada Nabadsugidda, Xoogga dalka iyo…
Waxaa xoogeystay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada degaanka ee ka socda Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goobjoogayaal ayaa…
Somaliland oo ku dhawaaqday inay gacan adag ku qabaneyso dadka hubeysan ee Laas-Caanood
written by Warsan Radio
Fadhi deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada JSomaliland oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada, shirkan oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayeen Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Mudane…










